Colaadaha ka jira magaalada Laascaanood iyo hareeraheeda ayaa saameeyey qaar ka mid ah xoola-dhaqatada.
Weriyahayaga Laascaanood Cabdikariim ayaa la kulmay Cabdiraxman Jaamac Mire oo ka mid ah dadka xoolaha ku dhaqda duleedka Laascaanood, waxaana uu ka waraystay sida ay colaaddu u saamaysay xoolo-dhaqatada.
Your browser doesn’t support HTML5
Wareysi: Sidee colaadda Laascaanood u saameysay xoolo dhaqatada?