Shirkii isbadalka cimilada iyo ammaanka gobolka oo lagu soo gabagabeeyay Hargeysa

Hargeysa

Hargeysa

Magaalada Hargeisa waxa lagu soo gabagabeeyey shir lagaga hadlayay isbadalka cimilada iyo amaanka geeska Africa, kaasi oo ay ka qaybgaleen khubaro ka kala socotay wadamada gobolka iyo dawladaha kale ee daneeya arimahan, kuwaasi oo isugu jiray diblomaasiyiin, khubaro dhinaca amaanka ah iyo waliba aqoonyahano kale.

Dr. Maxamed Faarax Xirsi waa gudoomiyaha Akaadamiga Nabadda iyo Horumarka oo ah hay'ada shirkan qabatay, waxaana uu nuxurka shirka uga waramay Abdi hakin Shirwac.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso wareysiga Dr. Maxamed Faarax Xirsi