Shir looga hadlay qorshaha dagaal ka dhan ah Al-Shabaab oo ka dhacay Kismaayo

Al-Shabab Al-Shabaab

Magaalada Kismaayo waxaa maalmahaan ka socday kulamo looga arrinsanayay sidii Al-shabaab looga xoreyn lahaa degmooyinka ay ka joogaan gobolka Jubada Hoose .

Kulamadaasi oo lasoo gabagabeeyay ayaa markii ay soo dhammaadeen wariyaha VOA ee Kismaayo Aadan Maxamed Salaad waxaa uu ka wareestay Gudoomiyaha gobolka Jubada Hoose Cabdirashiid Cabdullaahi Cali Gooni waxaana uu ugu horreyn weeydiiyay waxyaabihii kasoo baxay kulamadaasi.

Your browser doesn’t support HTML5

Jubaland oo qorsheyneysa dagaal ka dhan ah Al-shabaab.mp3