Wareysi: Shir looga hadlayo hoggaaminta iyo dhallinyarada oo ka furmay Kuuriyda Koonfureed

Amaal Maxamed Abubakar

Magaalada Seoul ee waddanka Kuuriyada Koonfureed ayaa shir uga furfay waddamada ay dagaalladu aafeeyeen ee u badan kuwa Africa, iyadoo looga hadlayey hoggaaminta iyo doorka dhalinyarada.

Shirka waxaa Soomaaliya ku meteshay Amaal Maxamed Abubakar oo ka socotay Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha dowlada Federalka, wariyaha VOA ee QAarada Australia iyo Koonfurta Asia Iirahim Cumar Baafo oo jooga magaalada Melbourne ee dalka Australia qadka telefoonka ku wareystay Amal waxana uu ugu horeyn weydiiyey shirkan waxa uu ku sabsanaa iyo cida soo qabanqaabisay.

Your browser doesn’t support HTML5

Shirka hoggaaminta iyo dhallinyarada.mp3