Sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay madaxtooyada Soomaaliya, labada hoggaamiye ayaa muujiyay sida ay uga go’an tahay xoojinta xiriirka soo jireenka ah ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Itoobiya.
Haddaba booqashada madaxweynaha ayey Falastiin Axmed Iiman ka wareysatey wasiiru-dowlaha arrimaha dibadda Soomaaliya Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), oo ka mid ah wafdiga madaxweynaha.
Your browser doesn’t support HTML5
Wareysi: Qorshaha booqashada Xasan Sheekh ee Itoobiya