Wareysi: Qoor-Qoor oo ka hadlay dagaalka Al-Shabaab

Qoor Qoor

Kooxda Al-Shabaab ayaa guuldarro xoog leh toddobaadkan kala kulantay bartamaha Soomaaliya, kadib markii ciidamada dowladda ay ka qabsadeen magaalooyin muhiim ah oo ay muddo badan maamulaysay.

Madaxweynaha maamulka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye ayaa VOA u sheegay in qabshadaha Xarardheere iyo deeggaanada kale guul weyn u tahay dadka Soomaalida, isagoo ballanqaaday inay maamulkiisu uu amni iyo nololba kusoo celin doonaan deeggaanada Al-Shabaab laga xorreeyey.

Falastin Axmed Iman ayaa khadka taleefonka ee Xaradheere ku wareysatay Madaxweyne Axmed Qoor-qoor, iyadoo ugu horreyn weydiisay tallaabada xigta kadib qabashada Xarardheere?

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysiga Madaxweyne Qoor-qoor.mp3