Wareysi: Muxuu salka ku hayaa khilaafka hoggaanka ciidanka Soomaaliya?

Ciidamada

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wali ku sugan gobollada dhexe ee dalka, si uu u hago hawlgallada ka dhanka ah ururka Al-Shabaab.

Haddaba hawshu halka ay marayso iyo khilaaf la sheegay in hoggaanka ciidanka ka dhex jiro ayaa wariyaha VOA-da Jacfar Kuukay uu khadka Skypeka ee magaalada Muqdisho kaga wareystay Jeneraal Cabdiraxmaan Tuuryare, agaasimihii hore ee hay’adda Sirdoonka Qaranka ee NISA.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Muxuu salka ku hayaa khilaafka hoggaanka ciidanka Soomaaliya?