Wareysi: Muxuu ka yiri amarka soo xiristiisa wasiirkii hore ee maaliyadda Puntland?
Xasan Shire Abgaal, Wasiirkii hore ee maaliyadda Puntland
Washington —
Dadadku amray maanta in lasoo xiro Xeer-ilaalihaya Guud ee Puntland, waxaa ka mid ah wasiirkii hore ee maaliyada Puntland Hassan Shire Abgaal, waxaana uu ka hadlay eedeymaha loo jeediyay iyo amarka Xeer-ilaaliya.
Falastin Ahmed Iman ayaa khadka telfoonka kula xiriirtey, ugu horeyna waxay weydiisey sida uu u arko amarka soo xiristiisa?
Your browser doesn’t support HTML5
Dhageyso warysiga wasiirkii hore ee maaliyadda Puntland.m4a