Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyey Xeerarka Doorashooyinka, iyadoo qaar ka mid ah ururrada siyaasadda iyo siyaasiyiin kaleba ay kasoo horjeesteen.
Balse waxaa tallaabada lagu ansixiyey xeerkan doorashada soo dhoweeyey musharaxa jagada madaxweyne ee Xisbiga Mucaaridka ee Waddani Cabdiraxman Maxamed Cabdillaahi Cirro.