Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiwali Cali Gaas ayaa ka mid ah siyaasiyiin soo dhaweeyay go’aanka kasoo baxay Isimmada, waxaana u u sheegay 'in marka hay'adaha dastuuriga ah ay shaqadooda gabaan' ayodayaashu soo dhex-dhexaadin jireen khilaafka Puntland.