Wareysi: Muxiyaddiin Saabey oo dowladdu amartay in lasoo xiro

Jurus

Dowladda Soomaaliya ayaa amar xarig duldhigtey agaasimihii canshuuraha barriga ee wasaaradda maaliyadda Muxiyaddiin Xassan Jurus Saabey.

Arrintan ayaa ka danbeysey eedo musuq-maasuq oo loo soo jeediyey Muxiyaddiin Saabey. Sidoo kale dowladda ayaa arrintan u xirtay dhowr qof oo kale oo iyagana loo haysto eedo musuq-maasuq.

Falastiin Axmed Iimaan ayaa ugu horreyn weydiisey bal waxa ay yihiin eedaha loo heysto iyo baaritaanka socdey.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Muxiyaddiin Saabey oo dowladdu amartay in lasoo xiro