Wareysi: Musharax Madaxweyne, Shariif Sheekh Axmed

Sheekh Shariif

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Shiikh Axmed, oo madaxweyne soo noqday intii u dhaxeysay 2009-kii ilaa iyo 2012-kii, ayaa mar kale u ordaya xilkan.

Sheekh Shariif ayaa sababta uu mar kale isugu soo taago xilka madaxweyne ku sheegay inuu doonayo inuu aaminsanyahay inuu wax ka qaban karo la-dagaalnaka argagixisada iyo soo celinta amniga.

Wariyaha VOA-da Falastiin Axmed Iimaan ayaa wareysi kula yeelatay Muqdisho.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Musharax Madaxweyne, Shariif Sheekh Axmed