Kismaayo —
Maleeshiyada ururka Al-Shabaab ayaa saaka weerar iskugu jira qaraxyo iyo mid maleeshiyaad ay ku lug leeyihiin ku qaaday xero ay ciidamada dowladda federaalka iyo kuwa maamul goboleedka Jubaland ku eeyihin degaanka Janaay Cabdalle oo ilaa 60km dhinaca galbeed ka xiga magaaalada Kismaayo.
Al-Shabaab ayaa sheegtay inay weerarkaas ku qabsadeen saldhigga, hase yeeshee waxaa arrintaasi beeniyey dawladda federaalka iyo saraakiisha Jubaland oo sheegay in la iska difaacay.
Haddaba weerarkan ayaa Haaruu Macruuf uu ka waraystay madaxweyne ku-xigeenka Jubaland Maxamuud Sayid Aadan.
Your browser doesn’t support HTML5
Wareysi: Maxamuud Sayid Aadan oo ka hadlay weerarkii Janaay Cabdalle