Wareysi: Maxaa maanta looga hadlay shirka Golaha Wadatashiga?

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran

Magaalada Muqdisho waxaa maalintii labaad ka socda shirkii Madasha Wadatashiga Qaran. Shirka waxaa maanta tagay hoggaamiyaha maamulka Khaatumo Cabdulqaadir Axmed Firdhiye.

Haddaba qodobada looga hadlay shirka maanta ayaa Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan uu ka waraystay Af-hayeenka Madaxtooyada Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Xasan Xudeyfi.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Maxaa maanta looga hadlay shirka Golaha Wadatashiga?