Wareysi: Maxaa hakiyey howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab?

Caanood

Toddobaadyadii lasoo dhaafay waxaa hakaday hawlgallada militari ee ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab, waxayna taasi kusoo aadaysaa iyadoo ay soo dhowdahay sannad-guuradii koowaad ee markii kacdoonka dadka degaanka uu ka billowday gobollada dhexe ee Soomaaliya.

Haddaba guulaha laga gaaray dagaallada Al-Shabaab iyo dib dhacdayada soo waajahay ayaa Haaruun Macruuf uu ka waraystay afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Sarreeye Guuto Cabdullaahi Cali Caanood.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Maxaa hakiyey howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab?