Wareysi: Magaalada Xuddur oo weli go’doon ku jirta

Magaalada xuddur ayaa weli ku jirta go’doon, iyada oo diyaaraduhu ay yihiin gaadiidka keliya ee magaaladaas lagu gali karo, waxaana sidoo kale miciishadda magaalada ee ka timaadda gobolada kale ee dalka keena diyaarado.

Haddaba guddoomiyaha degmada Xuddur Cumar C/laahi Maxamuud ayaa xaaladda magaaladaas iyo qorshaha maamulka ee ku aaddan wax ka baddalka xaaladda cakiran uga warramay wariyaha VOA ee Washington Caasha Ibrahim Aden.

Your browser doesn’t support HTML5

Xuddur oo weli go'doon ku jirta.mp3