Wareysi: Madaxweynaha DDS Mustafa Cumer, qeybta koowaad
Mustafa Cumar
Boorama —
Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaaliya Mustafa Cumer oo maalmahan ku sugnaa Somaliland ayaa wareysi ay VOA la yeelatay arromo dhowr ah, kuwaas oo ay ka mid tahay xaaladda siyaasaadda ee DDS.