Wareysi: La-taliyaha amniga qaranka Soomaaliya oo faah-faahiyey shirkii Washington

Kulanka Washington

Wakiilo ka socday dalalka Qatar, Soomaaliya, Turkey, Imaaraadka Carabta, UK iyo Mareykanka ayaa toddobaadkan magaalada Washington ku yeeshay shir ay Soomaaliya hogaamineysay oo looga hadlay arrimaha muhiimka u ah Soomaaliya.

Qodobada shirka looga hadlay ayaa waxaa ugu weynaa abaaraha, cimilada, dawlad dhiska, dib u heshiisiinta, dib u dhiska ciidanka, xasilinta degaannada laga saaro Al-Shabaab iyo amniga.

Haddaba Haaruun Macruuf ayaa Washington ku wareystay Xuseen Sheekh Cali oo ah la-taliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweynaha Soomaaliya oo ka mid ahaa madaxda Soomaaliya ku matalaysay shirkaasi, waxaana uu ugu horrayn weydiiyey qodobada ugu waaweyn ee kaoso baxay shirka.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: La-taliyaha amniga qaranka Soomaaliya oo faah-faahiyey shirkii Washington