Kismaayo —
Xaafadaha Waqooyiga Kismaayo waxaa kusoo Barakacay Kumannaan dadkii ay Abaarahu soo barakciyeenn, kuwas oo caruurtoodu aysan helin waxbarasho mudo sanad ah, waxaana Wasaarada Waxbarashada Jubbaland ay soo bandhigtay qorshe Iskuullo looga hortagayay Deegaanada Dadkaasi oo ku barakacayeen.
Wariyaha VOA ee Kismaayo Aadan Maxamed Salaad ayaa arrimahaasi ka hadlay Wasiirka Waxbarashada Jubbaland Cabdi Naasir Seeraar Maax isagoo markii hore wax ka weydiiyay xaalada warbarasho ee Gobolka.
Your browser doesn’t support HTML5
Wareysiga wasiirka waxbrashada Jubaland.mp3