Wareysi: Jeneraal Caanood oo ka hadlay xayiraadda Al-Shabaab ee shirkadda Hormuud

Caanood

Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa waxay xayiraado kusoo rogeen dhaqdhaqaaqa gaadiidka iyo shaqaalaha shirkadda isgaarsiinta ee Hormuud Telecom.

Shirkadda Hormuud oo ah tan ugu weyn shirkadaha isgaarsiinta ayaan ka hadlin arrintan. Milatariga Soomaaliya ayaa u sheegay VOA inay warkaasi heleen.

Haddaba Haaruun Macruuf ayaa arrintan ka waraystay Sarreeye Guuto Cabdullaahi Cali Caanood oo ah afhayeenka rasmiga ah ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliya.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Jeneraal Caanood oo ka hadlay xayiraadda Al-Shabaab ee shirkadda Hormuud