Wareysi: Jaamac Maxamed oo 10 ka mid ah qoyskiisa lagu dilay qaraxyadii Maxaas

Qarax

In ka badan 20 qof ayaa ku dhintay, tiro kalena waa ku dhaawacmeen laba qarax oo is-miidaamin ah oo ka dhacay degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan, sida ay VOA u xaqiijiyeen saraakiil ku sugan halkaas.

Xuseen Xasan Dhaqane ayaa khadka telefoonka ee Maxaas kula xiriiray Jaamac Maxamed Cali, oo toban qof oo qoyskiisa ah ay ku dhinteen qaraxyada, oo ay ku jiraan hooyadiis iyo aabihiis.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Jaamac Maxamed oo 10 ka mid ah qoyskiisa lagu dilay qaraxyadii Maxaas