Hay'adda Hormuud-Salaam Foundation ayaa sheegtay in gargaar lacageed oo dhan 1 milyan oo dollar ay gaarsiineyso dadka ay saameeyeen fatahaada cilimada El Niño ee ku dhiftay Koofurta Soomaaliya, xilli ay weli da'yaan roobabka mahiigaanka ah ee soo billowday bishii Oktoober.