Wareysi: Heshiiska cusub ee qaab-dhismeedka Amniga Qaranka

Kamal Guutaale, La-taliyaha Amniga Qaranka ee Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya.

Madaxda dawladda federaalka iyo kuw maamul goboleedyada ayaa heshiis ka gaaray qaab dhismeedka ciidanka laamaha amniga ah. Hehsiiskan ayaa ka hadlaya qaab-dhsimeedka iyo cududda ciidamada xoogga dalka, booliiska, asluubta iyo nabad-sugidda.

Haaruun Macruuf ayaa faahfaahinta heshiiskan oo ay ku jirto tirada cusub ee ciidanka ayaa goor dhowayd ka waraystay La-taliyaha Amniga Qaranka ee Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Kamaal Daahir Xasan Guutaale.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysiga Kamal GuutaaleE.mp3