Wareysi: Hawlgallada ciidamada dawladda ee ka socda Galmudug

Xaaladda magaalada Cawsweyne oo shalay ay weerar ku qaadeen maleeshiyaadka al-Shabaab ayaan sugnayn. Dhinaca kalena, waxaa ciidamada dawladdu ay Jimcihii qabsadeen magaalada Ceelbuur.

Haaruun Macruuf ayaa khadka telefoonka ee Ceelbuur ku waraystay guddoomiyaha degmadaas Nuur Xasan Guutaale.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Wareysiga guddoomiyaha Ceelbuur