Wareysi: Guddiga doorashada heer federaal oo ka hadlay dib u dhaca doorashada

Ambassador Ahmed Safina

Ambassador Ahmed Safina

Maamullada Galmudug iyo Koonfur Galbeed ayaa maanta soo gaba-gebeeyey doorashada golaha shacabka Soomaaliya oo muddo dhowr bil ah socotay.

Balse, sidaas oo ay tahay, waxaa markale dib u dhacay in doorashada lagu soo gabagabeeyo waqtigii lagu talo-galay oo ku beegan maanta oo ah 15-ka March.

Maamullada Jubaland, Puntland iyo HirShabelle ayaa ay harsan yihiin inay qabtaan kuraas tiradoodu gaarayso ilaa 37 kursi, mana cadda xilliga ay soo gaba-gebeyn doonaan.

Haddaba Caasha Ibraahim Aadan ayaa dib u dhacan ka waraysatay afhayeenka Guddiga Heer Federaal ee Doorashooyinka Axmed Safiina.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Guddiga doorashada heer federaal oo ka hadlay dib u dhaca doorashada