Wareysi: Goorma ayaa shidaal laga soo saarayaa Soomaaliya?

Cabdirisaaq Cumar Maxamed

Warbaahinta dawladda Turkiga oo soo xiganaysa wasiirka Tamarta ee Turkiga Alparslan Bayraktar ayaa sheegtay toddobaadkan in Turkiga uu sannadka 2025-ka billaabi dooni qodista shidalaka Soomaaliya.

Haddaba wararka ku saabsan qodista shidaalka iyo heshiisyadii ugu dambeeyey ee dawladdu gashay ayaa Haaruun Macruuf uu ka waraystay Wasiirka Batroolka iyo Khayraadka Macdanta Cabdirisaaq Cumar Maxamed.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Goorma ayaa shidaal laga soo saarayaa Soomaaliya?