Wareysi: Farkeeti oo ka hadlay dagaalkii Baydhaba

Farkeeti

Dagaal magaalada Baydhabo ka socday ku dhowaad sideed saacadood, kaasi oo soo billowday saaka ayaa hadda istaagay.

Dagaalka, oo u dhaxeeyey ciidamada maamulka Koonfur Galbeed iyo kuwa musharaxiinta madaxweyne, ayaa waxaa ku geeriyooday in ka badan 10 qof oo ay ku jiraan dad shacab ah.

Haddaba Maxamed Aden Ibrahim (Farkeeti), wasiirkii hore ee maaliyadda ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, ahna murashax madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ka hadlay dagaalkii maanta.

Caasho Ibrahim Aden (CC) oo kula xiriirtay khadka taleefanka ee magaalada Muqdisho ayaa ugu horreyn weydiisay waxa uu kala socdo dagaalkaasi.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Farkeeti oo ka hadlay dagaalkii Baydhaba