Wareysi: Faah-faahin ku saabsan safarka Xasan Sheekh ee Turkey

Xasan Sheekh iyo Erdogan

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud ayaa ku sugan dalka Turkiga, halkaasi oo uu maanta kula kulmay dhiggiisa dalkaas Recep Tayyip Erdogan.

Madaxweynaha ayaa intii uu Turkiga joogay waxa uu sidoo kale booqday xero lagu tababaro ciidamada Soomaaliya. Waxa uu sidoo kale hadal ka jeediyay xarun daraasaad.

Haddaba booqashada Madaxweynaha Soomaaliya ee Turkiga ayaa Maxamed Colaad Xassan uu wax ka weydiiyay Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya Cabdikariim Cali Kaar.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Faah-faahin ku saabsan safarka Xasan Sheekh ee Turkey