Wareysi: Dhismaha Golaha Sare ee Culimada Soomaaliyeed

Sheekh Suldaan Cabdiqani Qorane

Sheekh Suldaan Cabdiqani Qorane

Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed ee ka socday magaalada Muqdisho 23-26 Jannaayo 2023, ayaa gelinkii dambe ee shalay lasoo geba-gebeeyey, waxaana laga soo saaray qodobo dhowr ah.

Marka laga soo tago xoojinta dagaalka ay dowladda iyo dadka deegaanku kula jiraan alShabaab, waxaa shirka kasoo baxay in la dhiso Golaha Sare ee Culimada Soomaaliyeed.

Haddaba Wariyaha VOA-da Jacfar Kuukaay ayaa Khadka taleefoonka Muqdisho kula xiriiray Sh. Suldaan Cabdiqani Qorane oo kamid ahaa Culimadii shirka ka qeyb-gashay, waxaanu ugu horreyn weydiiyay waxa uu yahay Golaha Sare ee Culimada ee dhismihiisa lagu baaqay.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhismaha Golaha Sare ee hay'adda culimada Soomaaliyeed.mp3