Buur-Hakaba —
Maalmihii lasoo dhaafay magaalada Buur-Hakaba ee gobola Bay waxaa ku sugnaa dhakhaatiir ka fulinaya adeegyo la xiriira caafimaadka indhaha.
Dhakhaatiirtan waxa aka mid ah Dr Sciid Xuseen Geeddi oo ka tirsan cisbitalaka indhaha ee Community Eye Hospital, macallinna ka ah Jaamacadda Umadda.
Haaruun Macruuf ayuu ugu warramayey khadka telefoonka.
Your browser doesn’t support HTML5
Dhakhaatiir howlo caafimaad ka wada magaalada Buurhakaba.mp3