Washington —
Wararka ka imanaya bariga Puntland gaar ahaan degaannada hoos yimaada degmada Qandala ayaa sheegay inuu iska horimaad dhexmarayay maleeshiyaadka Al-Shabaab iyo Daacish maalmihii laoso dhaafay.
Dagaalladan ayaa Haaruun Macruuf uu ka waraystay guddoomiyaha degmada Qandala Axmed Yuusuf Maxamed.
Your browser doesn’t support HTML5
Dagaallo u dhaxeeya Al-Shabaab iyo Daacish oo ka dhacay bariga Puntland