Wareysi: Ciidamada dowladda oo Al-Shabaab kala wareegay degaanno muhiim ah

Ciidamada dowladda federalka Soomaaliya yaa maanta la wareegay Buundada degaanka Xawaadley oo hoos tagta degmada Balcad ee Gobalka Shabelle dhexe.

Bundada Xawaadley ayaa muhiim u ahayd isu socodka Al-shabab ee goballada labada Shabelle, Hiiraan iyo Galgaduud.

Weriyahayaga Xuseen Xasan Dhaqane ayaa hawlgalkan ka waraystay taliyaha hoggaaminayey hawlgalkaas Gaashaanle Sare Abshir Maxamuud Maxamed (Shataqeey).

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysiga howlgallada ka dhanka ah Al-shabaab.mp3