Waxaa magaalada Muqdisho lagusoo bandhigay Buug ka hadlaya Taariikhda, siyaasadda iyo isbedellada ka dhaca Geeska Afrika, waxaa qoray aqoonyahan lagu magacaabo Dr. Anwar Cabdifitaax Bashiir.
Waxaa uu sidoo kale buuggan diiradda saarayaa mustaqbalka gobolkaan oo ah mid muhiim ah.
Bandhig lagu qabtay Muqdisho oo ku saabsan buugga ayaa waxaa kasoo qeybgalay Aqoonyahanno iyo mas'uuliyiin ka tirsan DFS.
Weriyaha VOA-da Cabdicasiis Barrow oo la kulmay qoraa Anwar Cabdifitaax Bashiir ayaa waxa uu weydiiyay waxyaabaha ku dhaliyay in uu xilligaan Geeska Afrika oo ka qoro buug?
Your browser doesn’t support HTML5
Wareysi ku saabsan buugga geeska africa .m4a