Wareysi: Aragtida Cabdiraxmaan Cabdishakuur ee dib u eegista dastuurka

Cabdiraxmaan Cabdishakuur

Banaanbax ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasi oo lagu taageerayo dib u eegista iyo dhammaystirka dastuurka.

Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, oo ka mid ah muddanayaasha baarlamaanka fedaeralka Somaaliya ee kasoo horjeedo sida loo wado wax ka bedelka iyo dib u eegista dastuurka, ayaa ku tilmaamey banaanbaxyadan kuwa lasoo aabaabulay oo u jeedo gaar ah laga leeyahay.

Sahra Cabdi Axmed ayaa khadka telefoonka ee mgaalada Muqdisho ku waydiisey mowqifka xildhibaanadda uu ka mid yahay ee diidan qaabka loo wado dib u eegista dastuurka?

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Aragtida Cabdiraxmaan Cabdishakuur ee dib u eegista dastuurka