Warbixin ku saabsan weerarkii Al-shabaab ee Goofguduud

Iska horimaad ayaa saaka mar kale ka dhacay degaanka Goofguduud Buurey oo galbeedka ka xigta magaalada Baydhaba, kadib weerar ay kusoo qaadeen maleeshiyaadka al-Shabaab.

Faahfaahinta weerarkan waxaa inoo haya Mukhtaar Maxamed Catoosh.

Your browser doesn’t support HTML5

Weerarka Al-shabaab ee GOFGUDUD