Warbixinta xuquuqda aadanaha sanadlaha ee Somaliland oo lasoo saaray

Yaasmiin Cumar Xaaji

Xarunta xuquuqda aadanaha ee Somaliland ayaa maanta daabacday warbixinteedii sannadlaha ahayd ee ka hadlaysa xaaladda xuquuqda aadanaha Somaliland, waxayna sannadkan ku saabsan tahay kiisaska xorriyadda hadalka, dadka laga tiro badan yahay iyo colaadii Laascaanood.

Gudoomiyaha xarunta Xuquuqda Aadamaha Somaliland Yaasmiin Cumar Xaaji Maxamud ayaa uga warantay Khadar Maxamed Cakule warbixin sanadeedka xarunta soo saartay ee sanadkii 2023.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta xuquuqda aadanaha sanadlaha ee Somaliland oo lasoo saaray