Warbixinno ku saabsan daadadka ku rogmaday gobollada Soomaaliya

Roobabka Deyrta iyo fatahaadaha webiyada Soomaaliya ayaa sababay khasaare iskugu jira dhimasho, barakac iyo bur-bur hanti, iyada oo goboollada qaarkood ay biyuhu kala xireen isu socodka gaadiidka dadweynaha, dhaqdhaqyada ganacsiyda iyo waxbarashada.

Haddaba, warbixinnada soo socda waxaan ku eegeynaa xaaladda robabaka iyo fatahaadahan, waxaana ugu horreya wariyaha VOA-da Aden Maxamed Salaad ayaa warbixintan inooga soo diray magaalada Kismayo.

Your browser doesn’t support HTML5

Daadka Gedo

Wariyaha VOA-da Cabdiwaaxid Macalin Isxaaq ayaa warbixintan Gaalkacyo kasoo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Daadka Gaalkacyo

Wariyaha VOA-da ee Baydhabo Mukhtaar Maxamed Catoosh ayaa warbixintan soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Daadka Bay