Warbixinno iyo wareysiyo ku saabsan xaaladaha adag ee abaarta Soomaaliya

Abaaraha Soomaaliya ayaa meelaha qaarkood isu bedelay macluul, iyadoo la soo sheegayo dhimashada boqollaal carruur ah oo u geeriyooday nafaqo-darro iyo cudurro ka dhashay abaaraha, waxanaa magaalooyinka waaweyn kusoo qul-qulaya qoysaska ku xoolo beelay abaarta iyo raab la'aanta.

Haddaba wareysiyo iyo warbixinno la xiriira dhibaatada abaarta ayaa wariyeyaasha VOA ee Cabdicasiis Barrow, Xuseen Xasan Dhaqane iyo Mukhtaar Catoosh kasoo kala direen magaalooyinka Dooloow, Beledweyne iyo Baydhaba.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinno iyo wareysiyo ku saabsan waxyeellada abaaraha Soomaaliya