Magaalada Hargeysa waxaa ku taalla goob hablaha lagu baro xirfadaha kala duwan ee is-difaacidda.
Hablaha tababaradan ka qaybgalay ayaa sheegay in tababarada ay heleen ay kor u qaaday kalsoonidoodii, halka ay dhinaca kale ka heleen jimicsiyo kala duwan.
Weriyaha VOA Xamse Cali Jeesto oo booqday ayaa warbixintan ka soo diray Hargeysa.
Your browser doesn’t support HTML5
Warbixin: Xarunta hablaha lagu baro is-difaacidda ee Hargeysa