Warbixin: Xaaladda sicir-bararka iyo dhaqaalaha Soomaaliya

Bankiga Dhexe

Bankiga Adduunka ayaa warbixin uu soo saaray Isniintii kaga dayriyay xaaladda dhaqaale ee dalalka dunida ugu saboolsan oo uu sheegay in farqiga dakhliga dalalka saboolka ah iyo kuwa qaniga ah uu si aad ah u kordhay shanti sano ee la soo dhaafay.

Soomaaliya oo ka mid ah dalalka dhaqaalahoodu liito ayaa xaalad soo kabasho ah ku jirtay sanadihii u danbeeyey, iyadoo horumar ka sameysay deymihii lagu lahaa oo intooda badan laga cafiyay.

Hase ahaatee, Soomaaliya ayaa waxaa ka jirtay xaalad sicir barar ah, oo dadka dhaqaalaha fallanqeeya ay sheegayaan in bilihii u danbeeyay ay hoos u dhacday.

Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ayaa warkan inoo haya.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin: Xaaladda sicir-bararka iyo dhaqaalaha Soomaaliya