Warbixin: Xaaladda dadkii ku barakacay Beledweyne

Inkastoo ay yaraadeen daadadkii kusoo rogmanayay magaalada Beledweyne, islamarkaana xaafadaha qaarna ay noloshu caadi kusoo noqoneyso, haddana waxaa la dareemayaa saameynta bani’aadnimo ee daadadkaas ka dhashay.

Wariyaha VOA-da Xuseen Xassan Dhaqane ayaa tagay xarun agoon oo ay dad ku soo barakaceen oo ku taalla magaalada Beledweyne, wuxuuna kasoo diray warbixintan.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin: Xaaladda dadkii ku barakacay Beledweyne