Warbixin: Qaraxyada iyo Weerarada Muqdisho

  • Abdulaziz Osman
Maalmihii u dambeeyey waxa Muqdisho kusoo noqnoqonayey qaraxyo iyo weeraro lagu qaaday goobaha dawladda iyo shicibka labadaba

Maalmihii u dambeeyey waxa Muqdisho kusoo noqnoqonayey qaraxyo iyo weeraro lagu qaaday goobaha dawladda iyo shicibka labadaba.

Weeraradaas waxa dhaawacyo iyo dhimasho kasoo gaartay dad shicib ah iyo askarta dawladda labadaba.

Warbixinta oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.