Warbixin lagu soo bandhigay caqabadaha haysta Somaliland

Hargeysa

Mas’uuliyiinta Jaamacadda Burco ayaa soo bandhigay dhibaatooyinka iyo caqabadaha ka jira Somaliland ee dhinacyada sharciga, siyaasadda, dhaqanka iyo qabyaaladda.

Bandhigan ayaa waxaa hogaaminayey Profesor Cumar Cisman Hirsi.
Warkan waxaa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin lagu soo bandhigay caqabadaha haysta Somaliland