Warbixin ku saabsan Webiga Shabelle oo ku fatahay Buloburte

Wabiga Shabeelle

Wabiga Shabeelle

Wabiga Shabelle ayaa ku fatahay magaalada labaad ee ugu weyn gobalka Hiiraan ee Buloburte, waxaana fatahaadani ay kala jartay isu socodka xaafadaha degmada.

Wariyaha VOA-da ee Gobalka Hiiraan Xuseen Xasan Dhaqane ayaa warbixintan inoo soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhafeyso warbixinta Buulobarde.m4a