Garoowe —
Madaxweynaha Puntland ayaa sheegay in dowladiisa ay xogga saarayso dhanka dimuqraadiyadda iyo xisbiyada siyaasadda xilliga u dhimman xukumadiisa, wuxuuna hadalkan ka sheegay munasabadda sannadguurada 24aad oo xalay ka dhacday Magaalada Garoowe.
Nux Muse Birjeb ayaa warkaan Garowe kasoo diray.
Your browser doesn’t support HTML5
Warbixin ku saabsan sanad-guurada 24-aad ee aas-aaskii puntland.mp3