Kismaayo —
Xilli uu weli taagan yahay khilaafka ka jira magaalada Gedo ayaa madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu booqasho la xiriirta dardargelinta dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab ku joogaa magaalada Kismaayo.
Safarka madaxweynaha ayaa waxaa sidoo kale qeyb ka ah xaqiijinta Jubbaland heshiis ah, iyo dib u heshiisiinta dadka deegaanka.
Weriyaha VOA-da Aadan Maxamed Salaad ayaa warbixintan ka soo diray Kismaayo.
Your browser doesn’t support HTML5
Warbixin ku saabsan safarka madaxweyne Xasan ee Kismaayomp3