Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhallinyarada maalmo kadib markii la doortay
Muqdisho —
Xilli hoggaan cusub loo doortay Soomaaliya ayaa dhalinyarada waddanku ay soo nooleeyeen dadaalkooda ku saabsan inay dawladda cusub qorshayaasheeda ku darto kuwo fursado iyo shaqooyin u abuuraya dhalinyarada.
Warbixintan waxaa inoo soo diray Xasan Kaafi Qoyste.
Your browser doesn’t support HTML5
Warbiixin ku saabsan qaabka ay dowladdu shaqo abuur ugu sameyn karto dhallinyarada