Waxaa meel wanaagsan maraya shir dib u heshiisiin ah oo ka socda degaanka Burka Diirimeed oo ku yaalla inta u dhaxeysa degmooyinka Cadalle iyo Raage Ceele ee gobalka Shabellaha Dhexe.
Warbixinta waxaa magaalada Baledweyne kasoo diray wariyaheena Xuseen Xasan Dhaqane.
Your browser doesn’t support HTML5
Warbixinta dadaallada dib u heshiisiinta