Magaalada Baydhabo ayaa muddo ku dhawaad hal toddobaad ah waxaan soogalin gaadiidka badeecooyinka kadib markii kooxda Al-shabab ay go’doomiyeenmMagaalada.
Waxaana maanta kulan ku yeeshay magaalada Baydhabo masuuliyiinta katirsan lamaanaha Amniga iyo wasiiro Koonfur Galbeed katirsan.
Warihana VOA Mukhtar Catoosh ayaa warbixintan nooga soo diray Baydhabo.
Your browser doesn’t support HTML5
Warbixin ku saabsan go'doominta Al-shabaab ee Baydhabo.m4a