Warbixin ku saabsan gabar dhallinyaro ah oo Hargeysa isku dishay
Hargeysa
Hargeisa —
Wararka naga soo gaaraya magaalada Hargeysa ayaa sheegaya, in gabar ardayad aheyd oo wax ka baran jirtay mid ka mid ah iskuullada magaalada ay is daldashay, kaddib marki ay ka gudbi weysay imtixaanka shahaadiga ee Somaliland ee natiijadiisa shalay lagu dhawaaqay.
Warbixin arrintaan ku saabsan waxaa Hargeysa kasoo dirtay, Sagal Mustafa Xasan.
Your browser doesn’t support HTML5
Warbixin ku saabsan gabar Hargeysa isku dishay.mp3